SOMALI

King County iyo masharuca wadada khariidadda waa iskaashi lagu caawinayo dhallinyarada da’doodu tahay 16-24 sano, si ay helaan waxbarasho iyo shaqo.

Fursada Isku Xirka:

Hadafkayagu waa in aan u xaqiijino dhalinyarada in lagu xiro fursadaha ay u baahanyahiin – si kasta ooy tahay, haddii aad  dhameysay ama aadan dhameyn dugsiga sare.

Waxeyna ku xiran tahay hadafkaaga iyo waxaad xiiseynaso mustaqbalka, jadwalkaaga, iyo wixii kale caqabadaha aad la dala dhaceyso – waxaanu kugu xiri donaa barnaamij kaa caawina in aad ku guuleysato yolalkaaga

Aynu qaadano midka adiga kuu fiican!

Na soo wac maanta:

Mohamed Ahmed
206.263.3199

Ama booqo shabakadda internetka!